News
  • Madaxweyne Biixi Oo Magacaabid Sameeyay
    Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa isku shaandhayn ku sameeyay qaar ka mid ah agaasimeyaasha guud ee xukumaddiisa. Magacaabista Cabdinaasir Axmed Xirsi Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo ...
    Monday, January 20, 2020
  • Caabuq aan la garaneynin waxa uu yahay oo ku faafaya dalka Shiinaha
    Mas'uuliyiinta caafimaadka ee dalka Shiinaha ayaa sheegay in 139 kiis oo cusub oo ah caabuqa aan la garaneynin waxa uu yahay laga helay dad horleh. Dowladda Shiinaha ayaa sheetay in labadii maalmood ee lasoo dhaafay kiisaskaas...
    Monday, January 20, 2020
  • Maxaad ka taqaan taariikhda Boqorkii aasaasay Sucuudiga
    Noofember 9 1953 waxa geeriyooday Boqor Cabdicasiis Aal Sucuud, oo ahaa aasaasihii dawladda Sucuudiga oo uu dhismaheeda bilaabay 1902 ilaa kama dambaystii uu ku dhawaaqay dhismaha boqortooyada Sucuudi Carabiya 1932. Cabdicasii...
    Sunday, January 19, 2020
  • Wiil Somaliland ah oo derbi-jiif ahaa haddana mulkiile shirkaddeed noqday
    Waxyaabaha bulshada soo jiita ee inta badan dhiirra-gelintana u noqda ayaa waxaa ka mid ah isbeddellada dadka qaar ay sameeyaan, gaar ahaanna kuwa marka hore nolosha kala kulma caqabado hoos u dhiga rajada qofka. Dadkaasi isbe...
    Saturday, January 18, 2020
  • Maxaad ka ogtahay awoodda milateri ee Turkiga?
    Saameynta milateri ee dalka Turkiga ayaa sanadihii dambe aad loo dareemay, waxaan ugu dambeeyay ciidamada Turkiga uu u diray dalka Libya iyo kuwii kasii horeeyay ee hawlgalka ku fuliyay waqooyiga dalka Suuriya. Turkiga oo sido...
    Friday, January 17, 2020
  • Nin aaskiisa lagu guda jiray oo la ogaaday inuu nool yahay
    Nin lagu magacaabo Stephen Kibuti's, kuna nool deegaanka Embu ee dalka Kenya, waalidkiisa iyo eheladiisana ay ka shaqeynayeen aaskiisa iyo tacsidiisa ayaa la ogaaday in uu nool yahay. Waalidka dhalay Kibuti ayaa u sheegay warb...
    Friday, January 17, 2020
  • Xeer Ilaalinta Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Dadka La Qisaasay
    Hangoolnews:- Xafiiska Xeer-ilaaaliyaha guud ee qaranka somaliland ayaa war ka soo saaray lix maxbuus oo qisaas dileed lagu fuliyay maanta deegaanka Madheera ee gobolka saaxil kuwaas oo dil hore gaystay sidda uu Xeer-ilaaliyaha ...
    Wednesday, January 15, 2020
  • Sirta geedka “1,000 sano iyo kabadan noolaada” oo la helay
    Seynisyahano ayaa ogaaday sirta keenta in geedka loo garanayo ginkgo uu noolaado in ka badan 1,000 sano. Cilmi-baris lagu sameeyay geedkaas ayaa lagu ogaaday in uu adeegsado kiimiko difaac u ah oo ka ilaalisa cudurada iyo abaa...
    Wednesday, January 15, 2020
  • liibiya Khalifa Xaftar: Janaraal ka badbaaday Qadaafi hadana loo maara la’yahay
    Janaraal Khalifa Xaftar kaas oo xoogaggiisa ay dagaal adag kula jiraan dowladda ay Qaramada Midoobeey taageereyso ee caasimadda dalkaas, wuxuu ka tagay magaalada Moscow isagoo aan saxiixin heshiiska xabad joojinta, sida ay warbaa...
    Wednesday, January 15, 2020
  • Dowladda Sudan oo ka hadashay “afgembigii fashilmay” ee shalay
    Dowladda Sudan ayaa sheegtay in ay dib u furtay hawada dalkaas iyo garoonka diyaaradaha ee Khartuum, ka dib shaqaaqadii shalay caasimadda dalkaas ku dhex-martay ciidanka dowladda iyo askar daacad u ah madaxweynihii xilka laga tuu...
    Wednesday, January 15, 2020
  • Next Page »

Latest News