ciyaartoy reer Mongolia ee rajadiisa ay soo jiidatay dad badan
Hangolnews:- Sheekada 14 jir u dhashay dalka Mongolia ee Aasiya ayaa xiisa badan gelisay dad badan ka dib markii uu la kulmay qiso saameyn ku yeelatay noloshiisa.
Ciyaartoygan oo aad u daneyn jiray ciyaarta kubadda cagta ayaa...
Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir Oo Waajahaya Dil Toogasho
Hangoolnews:- Madaxweynihii hore ee Suudan, Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa waxa maanta lasoo taagay maxkamad, iyadoo maxkamadeyntiisu ay bilaabatay kadib markii lagu xidhay Khartum.
Madaxweynihii mudada dheer xukumayay Sudan aya...
Wednesday, July 22, 2020
Muqdisho: Nin hubaysan oo guri mingiska lagu tumo dad ku laayay
Hangoolnews:- Nin hubaysan oo ku labisan dareeska ciidamada Soomaaliya ayaa ugu yaraan hal qof ku dilay sagaal kalena ku dhaawacay weerar uu ku qaaday guri dadka mingiska looga tumo oo ku yaal degmada Warta nabadda oo horay loo...
Monday, July 20, 2020
“Caws ayay iska guranayeen, wayse dhinteen”
Hangoolnews:- Booliska gobolka waqooyi-bari Nigeria ee Katsina ayaa sheegay in ugu yaraan lix caruur ah ay ku dhinteen qarax ka dhacay meel tuulo ah. Qaraxa ayaa waxaa uu sidoo kale dhaawac ka soo gaaray shan caruur ah.
Gobo...