Hangoolnews.com
Kominshanka Xuquuqul Insaanka Somaliland Oo Ku Baaqay In Si Deg-deg Ah Loo Sii Daayo Musharax Qaasim Aadan Saleebaan
April 28, 2021 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Komishanka xuquuqul insaanka somaliland ayaa soo saaray baaq deg deg ah oo uu kaga dalbanayo xukumadda Muuse Biixi in si dhakhso ah loo sii daayo Musharax Qaasim Aadan Saleebaan

FOCUS

Kominshanka Xuquuqul Insaanka Somaliland Oo Ku Baaqay In Si Deg-deg Ah Loo Sii Daayo Musharax Qaasim Aadan Saleebaan

COMMENTS
Latest News