Hangoolnews.com
Eebe Ha U Naxasiirtee Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa Ku Geeriyooday Siyaasi Cumar Carte Qaalib
November 18, 2020 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Eebe ha u naxasiirtee magaalada Hargaysa waxaa ku geeriyooday Siyaasi Cumar Carte Qaalib oo xaalad caafimaad u jiifay muddooyinkii dambe Cisbitaalada magaalada Hargaysa. Marxuunka ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay Xumaddii soomaaliya,

Taariikhda marxuunka oo faahfaahsan ayaan ila waddaagi doonaa.

Hangoolnews.Com

COMMENTS
Latest News