Hangoolnews.com
Weftigii Ugu Horraysay Ee Ka Socda Shirkadda Trafigura Oo Yimid Somaliland
November 17, 2020 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Weftiga ka socda Shirkadda Shidaalka Trafigura ayaa Shalay socdaal ku yimid Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

Waxa Weftiga Madaarka kaga hor-tagay oo soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda iyo Saraakiil ka mid ah Madaxtooyada JSL, sida ilo xog-ogaal ahi u sheegeen Wargeyska Geeska Afrika.

Weftiga oo uu Miisaankoodu culus yahay ayaa la filayaa inay kulamo la yeeshaan Masuuliyiinta Somaliland.

Waa markii ugu horraysay ee Wefti ka socda Shirkadda Trafigura ay socdaal ku yimaaddaan Somaliland, ka dib markii shirkaddaasi ay Somaliland la saxeexatay Heshiis ah inay dalka u soo waariddo shidaalka isla-markaana ay soo kordhiso Haamaha Shidaal oo cusub.

Hangoolnews:-

COMMENTS
Latest News