Hangoolnews.com
Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Oo Markale Loo Cumaamaday Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye
October 5, 2020 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa markale loo doortay in laga bilaabo maanta uu ahaa guddoomiyaha xisbiga kulmiye waxaa sidoo kale gudoomiye ku xigeenka koowaad markale loo doortay Maxamed Kaahin Axmed oo ah wasiirka arrimaha gudaha Somaliland , guddoomiye ku xigeenka labaadna loo dootay Axmed Cabdi dheere, gudddomiye ku xigeenka saddexaad waxaa loo dooray Fu,aad Aadan Cadde halka guddomiye ku xigeenka afraad loo doortay Maxamuud Xasan Sacad “ Saajin “ oo ah Wasiirka ganacsiga Somaliland, shirwaynahan ayaa la filayaa in uu illaa barito socda laguna ansixin doono golaha dhexe ee xisbiga,

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News