Hangoolnews.com
Daawo:- “Labadii Jeer Ee Aan Xaqa U Lahaa Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Waa Lay-Doortay Mar Dambana…” Madaxwayne Muuse Biixi
October 5, 2020 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Madaxwanaha jamhuuriyada Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga Kulmiye ayaa u mahad-naqay dhamaanba ergooyinkii kala duwaan ee ka soo qayb galay shirwaynaha Afaraad ee xisbiga kulmiye kaas oo lagu dooray mar kale Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi in uu ahaa guddoomiyaha Xisbiga kulmiye.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News