Hangoolnews.com
Daawo:- Laba Qof Oo Diinta Kirstaanka Faafinayay Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa
October 5, 2020 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland ahna Taliyaha laanta Baadhista Dambiyada Ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle –Sarre Faysal Xiis ayaa sheegay in Ciidanku soo qabteen laba qof oo diinta kirstaanka Faafinayay halka mid ka mid ah labadan eedaysane uu Afhayeenku sheegay in uu si wanaagsan u yaqaan Quraanka iyo Fiqiga.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News