Hangoolnews.com
Daawo:- Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Nabad-galyada Iyo Arrinkii Caarre Halka Uu Marayo
December 5, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin “Tiimbaro” ayaa sheegay in guud ahaan gobolka Sanaag nabdoon yahay waxaa kale oo uu sheegay in guddi ku jirto siddii loo saami-lahaa Kornayl Caarre oo jabhad ku haysa duleedka Ceergaabo

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News