Hangoolnews.com
Xaashi Oo Shaaciyay Musharraxnimadiisa
December 4, 2019 - Written by Hangool News 1

Wasiirkii hore ee madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa si rasmi ah u shaaciyay in yahay musharrax u taaggan jagada guddoomiyaha Kulmiye.

Xaashi ayaa ah siyaasiga kaliya ee ilaa hadda caddeeyay hankiisa hoggaanka guddoomiye.

Waxa uu waraysi siiyay telefishanka Horn Cable.

COMMENTS
Latest News