Hangoolnews.com
Daawo:- Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Gabilay Iyo Wajaale Iyo Dardaaranka Uu Jeediyay
December 4, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:-  Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye-guuto Maxamed Aadan Saqadhi ayaa kormeer ku tagay magaalada Gabilay iyo mashruuca Banka Wajaale oo laga beeray dalagyo kala duwan oo ciidanku gacanta ku hayaan

.Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News