Hangoolnews.com
Daawo:- Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Soo Qabtay Doonyo Si Sharci Darro Ah Ugu Kaluumaysanayay Badda
December 4, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:-  Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Sareeyo-guuto Maxamed XuseenFaarax “Xiirane” ayaa ka hadlay doonyo ay soo qabteen oo si sharci darro ah ugu kaluumaysanayay biyaha Badda Somaliland waxaanu sheegay Taliye Xiirane in sharciga la horgayn doono.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News