Hangoolnews.com
Halka Toos Ugu Daawo:- Xuska 18 May Oo Si Wayn Looga Xusayo Magaalada Hargaysa Iyo Madaxwaynaha Somaliland Oo Ka Khudbadaynaya
May 18, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Xuska dabaal-dagga 18 May ayaa guud ahaan shacabka Somaliland si wayn ugu xusayaan gudaha dalka iyo dabadiisaba waxaana gobolada iyo degmooyinka dalka salaan iyo socod gaada-ka ciyaar ah ku maraya jidadka waddooyinka Cutubyo ka tirsan Ciidamada qalabka sidda,

Magaalada Hargaysa ayaa si wayn looga xusayaa maalintan

Halkan  ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News