Hangoolnews.com
Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Ayaa Soo Saartay Xeer Nidaamiyaha La Socodka Dhaqdhaqaaqa Isgaadhsinta Dalka
April 8, 2019 - Written by Hangool News 1

Hargiesa(Hangool-News) wasiirka wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Jamhuuriyada somalilnd dr cabdiwali Sh. Cabdilahi  suufi  oo maanta warbaahinta kula Hadley xafiiska ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey Xeer Nidaamiye cusub oo ay xukumadda Somaliland ku soo rogtey shirkadaha is gaadhsiinta Somaliland waxaanu wasiirku shegay inay xogta ay uga baahdaan shirkada ay ka heli doonan xeernidaamiyahan

Halkan Ka Daawo Muuqaalka warkan Oo Faahfaahsan

COMMENTS
Latest News