Hangoolnews.com
Halkan Ka Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Si Kulul Uga Hadlay Khilaafka Djibouti iyo Ganacsadde Geele Arab
April 6, 2019 - Written by Hangool News 1

Xisbiga Waddani ayaa iminka waxaa uu si kulul uga hadley khilaafka dawlada Jabuuti iyo ganacsade Axmed Cismaan Geele .

Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde waxuu cadeeyey in madaxweyniha Somaliland dhinac noqdey isla markaa wakiil uu noqdey dawlada Jabuuti

Sidoo kale Guddoomiye Jirde waxaa uu cadeeyey in ganacsade Axmed Cismaan uu yahay nin ay jabuuti u Dhacday.

 

COMMENTS
Latest News