Hangoolnews.com
Xukumadda Somaliland Oo Ka Hadashay In Ay Hayso Waaran Lagu Qabanayo Ganacsade Axmed Cismaan Geelle
April 2, 2019 - Written by Hangool News 1

Hanoolnews:- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in aanay hayn wax waaran ah oo lagu qabanayo ganacsaddahaasi waxaanu sheegay wasiirku in aanu ogayn wax waaran ah oo lagu soo qabanayo Axmed Cismaan Geelle.

Wasiirka ayaa dhinaca kale sheegay in ay og yahiin xukumad ahaan u uu dhamaaday wakhtigii golaha deegaanka dalku sharciga ay u mari doonaan waxaa lagu yeelayo.

Goor-fillo muuqaalka oo dhamays tiran

 

COMMENTS
Latest News