Hangoolnews.com
Deg Deg:- Wasiirkii Arrimaha Gudaha Jabuuti Oo La Filayo In Uu Imika Madaarka Ka Soo Dago Iyo Axmed Geella Arab Oo La Filayo In La Qabto
April 2, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiirka wasaaradda arriaha gudaha jabuuti Xasan Cumar Burhaan ayaa la filayaa in yimaado dalka waxaana wararka hor dhaca ahi sheegayaan in la doonayo in la xidho Ganacsade Axmed Cismaan Geelle oo Ficiltan Dhaqaale ka dhex allaasan yahay Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle

Dhinaca kale dadwayanaha dagan magaalada Hargaysaysa gaar ahaan xaafadda Axmed Dhagax ayaa si wayn ugu biyo diidsan nimaanka qabashada Axmed Geelle oo Xukumadda Somaliland dabadda ka riixayso waxaa la filayaa haddii talaabadani suurtowdo in ay ka abuurmi karaan rabshado ay ka dhalan karayaan khasaare baahsani

Waxii warar ah kala soco Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News