Hangoolnews.com
Daawo:- Suldaanka Guud Ee Beelaha Dhex Somaliland Oo Ka Hadlay Waaran La Sheegay In Loo Soo Jaray Ganacsade Axmed Cismaan Geelle
April 2, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay waaran la sheegay in loo soo jaray Ganacsade Axmed Cismaan Geelle, waxaanu sheegay Suldaanku in somaliland ay ceeb ku tahay talaabadani

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News