Hangoolnews.com
Wasiirka Isgaadhsinta Somaliland Oo Sheegay In Ay Shirkadaha Isgaadhsintu Ay Jabiyeen Heshiskii Xukumaddu La Gashey
March 25, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangool-News:-Wasiirka Wasaarada Boosaha Iyo Technoolajiyada Somaliland Waxaa Uu Sheegay Inay Ruqsadii Kala Noqdeen Saddex Shirkadood Oo Kala Ah,Nationlink,Telecom Iyo Africa Online Waxaa Kale Oo Uu Wasiirku Sheegay In Qaar Ka Mid Shirkaduhu Ay Jabiyeen Am Aka Baxeen Balankii Ahaa In Aaney Diri Karin Lacagta Wax Ka Yar 100$

COMMENTS
Latest News