Hangoolnews.com
Daawo:- “War Markaad Doonaysaan In Aad Musuq-Maasuqa La Dagaalantaan Idinku Iska Bilaaba” Sheekh Aadan Siiro
March 23, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray “Aadan Siiro” ayaa khudbadii jimcaha ee shalayto kaga hadlay in aanay haboonayn in saqda dhex loo daato guryhay oo laga nixiyo caruurta iyo haweenka waaranka qabashadana aanay ku qornayn haloo daato hebel laba habeenimo, waxaa kala oo uu sheekhu yidhi:- “Marka aad musuqa la dagaalamaysaan idinku iska bilaaba”

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News