Hangoolnews.com
Akhri:- Mahadhooyinka Maayar Soltelco, Guul Darada 12 Sanno Oo aanu Xisaab Xidh Samayn Iyo Shaqaalahiisa Oo Mushar-La,
March 23, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Akhristayaashayada Qiimaha badan waxaanu idinla waddaagi doonaa Qarmooyin aanu ku eegayno waxyaabahii aan u qabsoomin ee mahadhooyinka ku noqonaya golaha deegaanka Hargaysa muddadii ay joogeen, waxaa kale aanu idinla waddaagi doonaa kalfadhiyaddii ay qabteen intii ay joogeen waxyaabahii laga dooday maxaa fulay intee ayaa kal-fadhiga sharci ahaan loogu talo galay in arrimaha horyaal golaha  lagu lafo guro, maxaa fulay waxyaabahii lagaga doodi jiray,  iyo sababta keenay in  golaha deegaanka la soo hor-dhigi waayo muddo laba iyo toban sanno ah xisaab xidhka sanadka, xagguuse ku baxaa kharashaadka ugu badan ee dowladda hoose ee Hargaysi, goorma ayaa ugu dambaysay mushar ay qaataan shaqaalaha Xaruntaasi.

Arrimahan iyo kuwo kale oo badan ayaa dhagaystayaal idinla waddaagi doona insha-allaah.

Kala soco qormooyinkan Hangoolnews maalinta barito ah

COMMENTS
Latest News