Hangoolnews.com
Daawo:- “ Ma Ah In Aynu Fara-Galino Dadka Aynu Jaarka Nahay Oo Qabyaaladii Halkan Taalay U Rarno” Xildhibaan Xoog
March 19, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka tirsan Golaha Wakiilad Somaliland ayaa sheegay in Xukumadda somaliland ay lacag gaadhaysa 1500 oo doolar ku bixisay shirka beelaha Direed waxaanu cadeeyay in lacagtaasi wax  badan ka tari lahayd biyo la,aanta soo foodsaartay dadka xoolo dhaqatada ah

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News