Hangoolnews.com
Daawo:- Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-Jeex Oo La Kulmay Arrin Fajac Galisay Iyo Talaabadii Ugu Haboonayd Oo aanu Ka Qaadin
March 16, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeed ayaa sheegay in ay ku guul-daraysteen amar hore ay u bixiyeen kaas oo ahaa in la illaaliyo tirade ardayda Basaska raacaysa iyo socodka gaadiidkaasiba,

Waxaanu sheegay Guddomiyahu in uu saaka indhahiisa ku soo  arkay Bas ay saaran yihiin 50 arday.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News