Hangoolnews.com
Daawo:- “D.P. W Waxaan U Ogolaanay In Ay Xaq U Leeyahiin Maadaama Ay Ganacsato Yihiin In Sixirka Suuqa Ku Macaamilaan” Xukumadda Somaliland
March 16, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Mudane Xasan Sacad Saajin ayaa sheegay in ay ogolaadeen in Ganacsatada D.P.W kordhiso lacagta kirada dakadda Barbara, waxaanu sheegay wasiirku in ay ganaaxi doonaan ciddii la bixi wayda allaabtooda

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News