Aragtida Dadweynaha
  • Lacagta Lagu Meel Mariyey Saldhiga Waa $2000 Oo Hora Iyo $8000 Oo Danbe By Abdi Mustafe
    Nimankii kitaabka maray ee guurtida ahaa iyo inta Kulmiye taageerta ee golaha wakiilada ka tirsan waxa hubaal ah oo iyagii sheegeen in $2000 loo qadimay balan na loogu qaaday $8000 haday gacanta u taagaan in saldhiga la siiyo emaa...
    Tuesday, February 21, 2017
  • Ilayskaa Kuwii Shidow Q.8aad
    Waxay ugu darnayd marka aniga oo Muqdisho jooga oo maalmo yar uun joogay uu warkii dhiilada Badnaa ee xadhiggii dhalinyarada Hargeysa soo dhacay. Waa labeentii Hargeysa. Waa intii laga arkay inay ka danqadeen xaaladdii dulmiga iyo...
    Monday, February 20, 2017
  • Qoyska Ugu Ballaadhan Dunida Oo Ku Nool Guri Kaliya !
    Waa arrin aad u layaab badan in hal qoys oo ku abtirsada Aabo kaliya in uu ka koobnaado 181 qof, sidoo kale waxay noqotay arrin aad u layaab badan in ay qoyskani ku wada nool yihiin hal guri oo ka kooban 100 qol.   Qoys...
    Monday, February 20, 2017
  • AQOON guud Diini & Maadi
    Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud….   1-Su’aal Sheeg ninkii Nebigana ahaa Boqorokana ahaa?   1-Jawab: Wuxuu ahaa Nebi Suleymaan Cs.   2-Su’aal Sheeg Boqortoo...
    Monday, February 20, 2017
  • Maqaal: Aafooyinka Ragaadiyey Bulsha Weynta Soomaliyeed:-
    AAFOOYINKA RAGAADIYEY BULSHA WEYNTA SOOMALIYEED  Islampad-Boramacity.com-Mahad oodhan eebbe weyna kor kiisa bay ahaatay , Naxariis iyo nabageliyona Suubaneheena korkiisa ha’ahaato intaa kadib . Waxaan jecelahay inaan qorm...
    Sunday, February 19, 2017
  • Cadhada Iyo Caadifadda Madhan
    Su’aashu waxa ay tahay, ma saldhig ciidan ayaa la diidanyahay, oo laga dhirifsanyahay, mise carabta?   Sida ay aniga ila tahay, saldhig ciidan lama diidana, oo haddii ay Mareykanka ama dawladaha reer Yurub ay midkood ...
    Sunday, February 19, 2017
  • Baafin Gudidii Abaaraha..Qore:- Haldoor Ismail Mohed Aden-Dhicir
    Bismilaahi raxmaani raxiim Alle wayne isaga ayuunbaa awoodee haynaga dulqaado abaarta baahsan ee gebi ilaa gebi geyigeena wada gaadhsan.   Waxaan maaanta qoraalkeenan ku baafinayaa baafin baahsan oo bulshaysan gudidii a...
    Sunday, February 19, 2017
  • Maraykanka: Gabar Soomaali ah oo qolkeeda lagu jeex jeexay Kitaabka Quraanka
    Ka dib markii madaxweyne Donald Trump uu la wareegay hogaanka Maraykanka, ayaa waxaa soo badanaya naceybka lagula kacayo dadka aan caddaanka ahayn, gaar ahaan kuwa qaxootiga ah ee dalkaasi kunool. Khadiijo Cabdulqadir oo laga q...
    Sunday, February 19, 2017
  • Sidee Ku Ogaan Kartaa Gabadha Sida Dhabta Kuu Jececl?
      Run ahaantii jacaylku waa tartan qarsoon oo ogaanshihiisu ay wakhti qaadato, mana fududa marka u horaysa in la dareemo gabadh ku jecel sida ay u fududahay in aad dareento waxyaabaha kale, Had iyo jeer dadka uu jacaylku la so...
    Saturday, February 18, 2017
  • Buurmadow Iyo Hinda Jamac Gani Bulshada Xaal Ha Ka Siiyaan Maah-Maah Xumida By Abdi Mustafe
    Buurmadow iyo Hinda Jamac Gani bulshada xaal ha ka siiyaan maah-maah xumida by Abdi Mustafe     1.Buurmadow shalay mar uu Cali Gurrey iyo rag isku heyb yihiin ku lahaa Silaanyo iyo Sulieman gaal ha caayina ayuu ...
    Saturday, February 18, 2017
  • Next Page »

Latest News