Hangoolnews.com
Daawo:- Wasiirka Waxbarashada Soomaliland Oo Gaadhay Deg-mada Adhi Cadeeye
June 27, 2020 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:-

Wasiirka wasaarada Waxbarashada JSL Mudane Axmed Maxamed Diiriye “Axmed Toorna” Oo Gaadhay Maanta Qaar Kamida Gobolada Dalka Isagoo Soo Kormeeraaya Xaalada Guud Ee Imtixaanka Shahaadiga Ah Ayaa Wuxuu Safar Ku Tagay Degmada Adhi Cadeeye Sidoo Kalena Wuxuu Soo Kormeeray Dugsiga Far-Samada Gacanta Ee Degmadaasi Adhi Cadeeye

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News