Hangoolnews.com
Daawo:- Shirkadda Som Cable/ So-Gasho Oo Dadaal Xooggan Ka Gaysaysatay Kooxaha Darajada Labaad Caasimada Hargaysaysa
January 10, 2020 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Shirkadda Internet-Ka Ee Som-Cable/So-Gasho Ayaa Dadaal Xooggan Ka Gaysatay Tartanka Heerka Labaad Ee Loo Yaqaan (B-Da)  Oo Ay Ku Loo La-Lamayeen Wasaaradda Iyo Hayaddaha Kala Duwan Ee Somaliland.

Shirkadda Som-Cable/ So-Gasho Ayaa Baahinaysay Mudadii Tartankani Socday, Shirkadda Som-Cable/So-Gasho Ayaa Shacabka Somaliland Qaybaheeda Kala Duwan Ku Celisa Horumarka Dhinaca Kaabayaasha Arrimaha Bulshadda

Hangoolnews:- Shirkadda Internet-ka ee Som-cable/So-gasho ayaa dadaal xooggan ka gaysatay tartanka heerka labaad ee loo yaqaan (B-da)  oo ay ku loo la-lamayeen Wasaaradda iyo Hayaddaha kala duwan ee Somaliland.

Shirkadda Som-cable/ So-gasho ayaa baahinaysay mudadii tartankani socday, shirkadda Som-cable/So-gasho ayaa shacabka Somaliland qaybaheeda kala duwan ku celisa horumarka dhinaca kaabayaasha arrimaha Bulshadda

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News