Hangoolnews.com
Deg Deg : Xoghayihii Arimaha Gudaha Ee Xisbiga Ucid Ramaax Cali Hayste Oo Hadda Xarunta Danbibaadhista Ee Hargaysa Lagu Xidhay
December 26, 2019 - Written by Hangool News 1

Xoghayhii Arimaha Gudaha ee Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Raamax Ayaa Hadda Lagu Xidhay Xarunta Dambibaadhista Soomaliland Ramaax Oo Intaan La Xidhin Hadlay Ayaa Sheegay In Madaxweyne Muuse Walaalkii Dil Toogasho Ah Ugu Hanjabay Sidoo Kalena Xadhigan Ayuu Saacado Ka Hor Sii Sheegay Ramaax In Qabashada Xadhigiisa La Amray

COMMENTS
Latest News