Hangoolnews.com
Daawo:- “ Waxaanu Dacwad Ka Gudbin Doonaa Faysal Cali Waraabe Oo Midnimada Somaliland Caqabad Ku Ah” Xildhibaanada Beesha Harte Ee Golaha Wakiilada Qaar Ka Mid Ah
December 8, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Xildhibaanada Axmed Maxamuud Caateeye “Awoowo” iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in guddoomiyaha xisbiga Ucid uu caqab ku yahay midnimada Somaliland waxaanay sheegeen in ay dacwad ka gudbin doonaa, hadalkan ayay kaga jawaabayeen eedayn uu Faysal Cali Waraabe u jeediyay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo ay ku beelyihiin xildhibaanadan

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News