Hangoolnews.com
Daawo:- Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Oo Biyaha Loo Badalay Oo Xilkii Ku Wareejiyay Wasiirkii Biyaha Oo Laysku Badalay Iyo Madashaas Oo Lagu Kaftamay
December 8, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiirkii hore ee warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye oo loo badalay wasaaradda Biyaha, halka wasiirkii hore loo baday warfaafinta Mudane Saleebaan Yuusuf Cali “Koorre” ayaa maanta xilkii wasaaraddaasi si rasmi ah ugu la kala wareegay xarunta wasaaradda warfaafinta

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News