Hangoolnews.com
Daawo:- “Waxaa Tagayaa Xiin-galool Waa Deegaankaygii, Waa Halka Lay-Magacaabay” Wasiirka Cusub Ee Caddaalada Somaliland
December 2, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiirka Cusub ee wasaaradda Caddaalada ee somaliland Mudane Mustafe Maxamuud Cali “Bille” ayaa ka hadlay xilka uu madaxwayne Muuse Biixi u magacaabay waxaanu sheegay in uu wax ka qaban-doono Caddaalada dalka siddii loo sii wanaajin lahaa, geesta kale mar la waydiiyay wasiirkan cusub in uu tagayo Degmadda Xiin-galool oo uu ka soo jeedo kuna sugan yahay Guddoomiyahii hore ee baarlamaanka Putland oo olole ka wadda waxaa uu sheegay in uu sidda ugu dhakhsaha badan u tagi doono

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News