Hangoolnews.com
Daawo:- Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Dablay Soo Weerartay Saldhig Ku Yaal Magaalada Ceer-gaabo
December 2, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Taliyaha qabta Booliska ee Gobolka Sanaag Gaashaanle-sarre Cabdirisaaq Maxamed Faarax ayaa sheegay in dablay hubaysani ay soo weerartay saldhiga dhexe ee magaalada Ceergaabo, waxaanu Taliyahu sheegay in rasaasta qoraha fudud laysku adeegsaday ee faalka iyo Ak-ga waxaa kale oo uu Taliyahu sheegay in hubka laysku adeegsaday uu ka mid ahaa oo la riday qoriga Baasuukaha ama sabanka loo yaqaan,

Taliyaha ayaa sheegay in aan wax khasaare ahi jirin kuna daba jiraan dablaydaasi

Halkan ka Daawo

COMMENTS
Latest News