Hangoolnews.com
Daawo:- Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Ee Wakiilada Oo Jeediyay Warbixin Ku Saabsan Xisaab Xidhkii Miisaaniyada Qaranka Ee Sanadkii 2017.
December 2, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddida Daba-galka Hantida Qaranka ayaa maanta golaha wakiilada Somaliland u jeediyay xisaab xidhka miisaaniyadii sanadkii 2017, guddidan oo guddoomiyahoodu ka hor akhriyayo xisaab xidhkaasi waa kan

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News