Hangoolnews.com
Daawo:- Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Cusub Ee Haayada Deeq-Bixinta U Qaabilsan Denmark
December 2, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka, iyo Wacyi-galinta Somaliland Mudane Mukhtaar Maxamed Cali oo ay weheliyaan Agaasimayaasha Qorshaynta iyo Agaasimaha Tv-ga Qaranka ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka cusub ee u qaabilsan hayadda deeq-bixinta waddanka Denmark.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News