Hangoolnews.com
Riyo raac oo Guddoomiye Loo Doortay
November 30, 2019 - Written by Hangool News 1

Guddida cusub ee doorashooyinka Somaliland ayaa Guddoomiye u doortay Cabdirashiid Riyo-raac fadhi ay maanta yeeaheen.

Cabdirashiid ayaa ahaa xubinta ay sida weyn uga soo horjeedeen xisbiyada mucaaradka.

Guddida dhexdhexaadinta oo maanta la kulmaya madaxweynaha ayaa la sheegay in ay shalay ka digeen in guddidu guddoomiye doorato inta ay dhexdhexaadinta wadaan.

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News