Hangoolnews.com
Ogaysiis:- Shirkadda Socdaalka Ee Yaasmin Group Oo Adeegyo Cusub Iyo Safar Raaxo Leh Kuu Soo Kordhisay
November 30, 2019 - Written by Hangool

Dhamaan waxaa la ogaysiinayaa macaamiisha kala duwan ee Shirkadda Socdaalka ee Yaasmiin Group in shirkadda aad ka helaysaan adeeg-da kala oo ay ka mid yihiin isu-socodka magaalooyinka Hargaysa, Boosaaso, Garoowe, Kaalkacanyo, Burco, Qardho, Dhahar, Badhan, Wajaale iyo Boorama.

Shirkadda socdaalka ee Yaasmiin Group waxaa kale oo aad ka helaysaa in aad dhamaan magaalooyinkaasi aad si ammaano xafid ah ugu dhiibi karto alaabaha aad u dirayso iyadoo shirkaddu kuu damaanad qaadayso gaadhsiinteeda sidda ugu dhakhsaha badan haddii eebe idmo.

Haddaba kala xidhiidh wakiil-keeda Hargaysa Cabdilaahi Faarax Mirre “Kuluc” ama garaac Mobile-ka.0634420793 ama 0654420793 ama 0907736436.

Ha moogaan shirkadda socdaalka ee Yaasmiin Group

COMMENTS
Latest News