|
|||||
Hangoolnews.com
Daawo:- Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddi Hoosaadka Khayraadka Iyo Deegaanka Ee Golaha Wakiilada
November 30, 2019 - Written by Hangool News 1Hangoolnews:- Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed ayaa kulan hoosaad la yeeshay guddida khayraadka iyo deegaanka ee golaha wakiilada waxaanu kala hadlay in shacabka somaliland xaq u leeyahiin waxii ay beerteen ee dalag ah inay iib u helaan Halkan ka Daawo:-
COMMENTS
|
Latest News
|