Hangoolnews.com
Daawo:- “Wax Badan Ayaa Inaga Qabyo Ah Yaynaan Been Isu Sheegin Haddaynu Reer Somaliland Nahay” Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland
November 10, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Madaxwayne ku xigeenka somaliland Mudane Cabdiraxmaan Ismaaciil (Saylaci) ayaa sheegay in wax badani wali qabyo yihiin maanta mar uu ka hadlayay xaflad uu xilka kula wareegayay Taliyaha ciidanka boolisku.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News