Hangoolnews.com
Daawo:- Markab Hub Sidda Oo Dakadda Barbara Ku Soo Xidhay Iyo Siyaasi Ramaax Oo Ka Hadlay
November 10, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Xoghayaha arrimaha guddaha ee xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan “Ramaax” ayaa sheegay in Markab hub sidaa uu ku soo xidhay dakadda Barbara waxaanu ugu baaqay xukumadda in hubkaasi ay la wareegto

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News