Hangoolnews.com
Daawo:- Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Xukumadda Ka Codsaday In Ay Musharka U Kordhiso Ciidamadda Dalka
November 10, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Xaaji Cali Xasan ayaa Xukumadda somaliland ka dalbaday in ay musharka u kordhiso ciidamadda mar uu maanta ka hadlayay xaflad uu xilka kula wareegayay Taliyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay Ciidanka Boolisku.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News