Hangoolnews.com
Akhri/Daawo:- Barnaamijka Ka Hadlaya Miisaaniyadda 2019 Iyo Sidda Ay U Baxday, Waxaa Diyaariyay Mustafe Habbane
November 8, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:-  Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij ka hadlaya Miisaaniyad 2019 iyo sidday u baxday, Barnaamijkan ayaa ah mid si toosa u dul istaagaya qarashaadka sidda ay u hesho iyo goobaha uu ka soo galo sidda ay u bixiso.

Waxaana diyaariyay Mustafe Habbane oo ah aqoon-yahan bartay Dowladda wanaaga

Halkan Daawo:-

COMMENTS
Latest News