Hangoolnews.com
Halkan Ka Daawo:Dagaal Dhexmaray Habeenimadii Xalay Ciidama Somaliland Ee Ku Sugan Jiida Hore Ee Deeganka Tuko-Raq Ee Gobalka Iyo Kuwa Khaatumo Oo Wali La Ogayn Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkasi
June 12, 2019 - Written by Hangool News 1

Ciidanka khaatumo ayaa habeenki xalay weerar lama filaana kusoo qaaday ciidamada qaranka somaliland ee fadhigoodu yahay tukaraq waxaana la xaqiijiyay in mudo kooban socday dagaalkaasi

Hasayeeshee khasaaraha ka dhashay dagaalka ayaan wali la hubin

Iskusoo duuboo weerarkan ay soo qaadeeen maleeshiyaadka khaatumo ayaa imanaya xili uu gudoomiye cabdiraxmaan ciro uu xalayto ka dhawaajiyay in muuse biixi fuliyo hishiiskii lala galay khaatumo si loo helo dal lawada leeyahay
Inkastoo warar dheeraadda sheegayaan in ciro wax ka ogaa weerarka khaatumo isla markana ka danbeeyay

COMMENTS
Latest News