Hangoolnews.com
Daawo:- Shirkadda Hema-Books Oo Qaddo Sharaf U Samaysay Isu-Duwayaasha  Waxbarashadda Gobolada Somaliland
June 7, 2019 - Written by Hangool

Hangoolnews;- Shirkadda Daabacaadda Buuggaagta ee Hema-books ayaa qaddo sharaf u samaysay Isu-duwayaasha waxbarashada gobolada Somaliland waxaana qado sharaftaasi goob joog ka ahaa wasiir ku xigeenka waxbarashadda iyo Agaasimaha guud ee wasaaraddaasi waxaa kale oo madashaasi maamuuska mudnayd goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Imtaxaanaadka Qaranka

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News