Hangoolnews.com
DALBO NOOCYADA KALA DUWAN EE CAANAHA ANCHOR OO SII CARUURTAADA, WAALIDKAA IYO EHELKAAGABA CAANAHA ANCHOR
June 1, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Shirkadda Caanaha ee Anchor waxay ugu bushaaraynaysaa dhamaanba macaamiisheeda kala duwan in aad ka helayso noocyada Caano tayadoodu sarayso kuwaas oo kale ah

Caanaha Anchor, Caanaha Red Cow, iyo Pedia Pro-Anchor noocyadyada Caanahan ayaa iskugu jira qaar dareere ah iyo la qasayo oo tayaduudu saraysayso,

Shirkadda Caanaha Anchor oo ah shirkadda kaliya ee Caanaheeda loo bogay ayaad ka helaysa dhamaan noocyada caanahan kuwaas oo  loogu talo galay dadka Waaween, Nafaqaynta Caruurta, iyo Cabitaanka caadiga ahba

Shirkadda ayaa xafiisyo kala duwan ku leh dhamaan Somaliland iyo somaliyaba haddii kale adigoon is-dhibin la hadal Wakiilka Shirkadda Caanaha Anchor Nimcaan Cumar Ibraahim 0633777760

Oo ka dalbo noocyadan kala duwan, waxana laguugu keenayaa goobtaada ganacsi ama meheradaada balanteenu waa Caanaha Anchor. Haddii kale booqo xaruntooda oo ku taala Suuqa Heegada ee magaalada Hargaysa ama ka soo hor-jeedka istaanka basaska Biibsiga.

 

 

 

 

COMMENTS
Latest News