Hangoolnews.com
Wasiirkii Ganacsiga Oo Shaqadii Loo Igmaday Dafiray Talaabadda Madaxwaynaha Laga Rajaynayo
May 30, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshaddaha iyo Dalxiiska Mudane Maxamuud Sacad Xasan “Saajin” ayaa sheegay in aanay awooddin wax ka qabashadda qiimaha maceeshadda helkeedii taagan oo aanay amar siin Karin ganacsatada ee ay ku leeyahiin oo kaliya tallo, siddaasina waxaa uu ku sheegay warbixin ay BBC baahisay, Wasiir Saajin ayaa muddooyinkii dambe ku haftay siyaasaddii ganacsiga, waxaana la filayaa in uu talaabado laga qaadi doono,

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News