Hangoolnews.com
Daawo:- Shirwaynaha Hayaddaha Maaliyadda Ka Shaqeeya Oo Hargaysa Ka Furmaya
May 29, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Shirwaynaha Hayaddaha Maaliyada ka shaqeeya ayaa sidda ay sheegeen Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Mudane Cali Ibraahim Jaamac iyo Wasiirka Horumarinta Maaliyada Mudane Sacad Cali Shire lagu wadda in uu hargaysa ka furmo, waxaana ka soo qayb galaya siddda Xawaaladda, Sariflayaasha iyo Haayaddaha ka shaqeeya Maaliyadda

Waxaa isna kulanka ka hadlay oo goob-joog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe Mudane Axmed Xasan Cabdi “Carwo”

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News