Hangoolnews.com
Daawo:- “Miyaa Laynaga Aqbalyaa In Aynu Qaranka Sidda Ku Hogaamino Oo Ninkii Lacagta Lahaa Laga Baqo” Wasiirka Maxamed Kaahin
May 15, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiirka wasaaradda arrimaha guddaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo maanta hortagay guddida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ayaa sheegay in aanay tijaarta waddanka waxa cashuur ah aanay bixin oo cashuurta laga qaado dadka dan yarta ah.

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News