Hangoolnews.com
Daawo:- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Khasaaraha Ka Dhashay Roobabkii Xalayto Ka Da,ay Magaalada Burco
May 15, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddoomiyaha gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi ayaa ka waramay waxyeelada roobabkii xalayto ka da,ay magaalada Hargaysa waxaanu sheegay guddoomiye Xamse Maxamed in aanay jirin khasaare nafeed ee uu waxyeelo u gaystay roobku guryo iyo iskuulo.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News