Hangoolnews.com
Daawo;- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Sheegay In Xadhiga Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool Xalaal Yahay
May 15, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews;- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Jaamac Warsame ayaa isagoo ka jawaab celinay shirkii jaraa,id ee Guddoomiyaha Xisbiga Waddani sheegay in xadhiga Xildhibaan Dhakool xalaal yahay oo uu ka hor yimid maalinta gooni isku taaga qaranka Somaliland

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News