Hangoolnews.com
Daawo:- “Waxaa La ii Diiday In aan Arko Xildhibaan Dhakool Oo Xaaladiisa Ogaaddo… Madaxwaynaha Warqad Ayaan U Qoray” Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax
May 11, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in loo diiday saaka in uu arko Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ciidanku boolisku ku xidheen laanta baadhista dambiyada Hargaysa,

Guddoomiyaha ayaa sheegay in aanay saxaafadda ku murmay isaga iyo xukumaddu ee uu warqad u qoray Madaxwayne Biixi iyo Wasiirkiisa arrimaha gudaha.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News